Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka looga hadlayay wadashaqeynta laamaha amniga oo ka dhacay Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka looga hadlayay wadashaqeynta laamaha amniga oo ka dhacay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay shir muhiim ah oo u dhaxeeya maamulka iyo daneeyayaasha amniga.

Kulanka ayaa waxaa isugu yimid Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Jubaland, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta, Saraakiil ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubbaland ee JISA.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqaynta ka dhaxaysa ciidamada amniga iyo daneeyayaasha, si loo horumariyo dadaallada xasilinta iyo kor u qaadidda ilaalinta rayidka ee deegaannada cusub ee laga xoreeyey khawaariijta (NRAS), xaqiijinta nabad waarta, amniga, iyo horumarka gobolka.

Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa dedaal dheer ku bixinaya sidii guud ahaan dalka ay uga hirgali lahayd xasilooni waarta.

Previous Post

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad ka socda Muqdisho

Next Post

Guddoomiye Yabooh oo ka qeybgalay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka

Next Post
Guddoomiye Yabooh oo ka qeybgalay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka

Guddoomiye Yabooh oo ka qeybgalay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In