Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey xadka Baay iyo Bakool

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyey xadka Baay iyo Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka ayaa hawlgal ay maanta ka fuliyeen deegaanno dhaca xadka gobollada Baay iyo Bakool ku burburiyay goobo ay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta ku dhuumaaleysanayeen.

Hawlgalka qorsheysan ee lagu baacsanayo Khawaarijta ayey Ciidanku ka sameeyeen deegaannada Ceelshariif, Mooro-Busle iyo Ceel-Mareere oo ku yaala inta u dhexeysa degmada Bardaale, iyo deegaanka Goofguduud Buurey,waxaana ay Ciidanka Xoogga dalka ay cagta mariyeen saldhiyo ku sheegii Khawaarijtu ay ku dhuumaaleysanayeen.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Taliyaha ururka 47aad eeeguutada 8-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka laba xidigle Axmed Maxamed Nuur ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Ciidanku ay ku guuleysteen inay shacabka ka dulqaadaan dhagartii iyo isbaarooyinka ay Khawaarijtu ugu dhigan jirtay dhulka howdka ah.

Previous Post

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA

Next Post

SOOMAALIYA IYO ERITREA OO KA ARRINSANAYA XASILLOONIDA GOBOLKA

Next Post
SOOMAALIYA IYO ERITREA OO KA ARRINSANAYA  XASILLOONIDA GOBOLKA

SOOMAALIYA IYO ERITREA OO KA ARRINSANAYA XASILLOONIDA GOBOLKA

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In