Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Al Cadaala oo booqday xarumo muhiim ah dalka Mareykanka.

Wasiir Al Cadaala booqday xarumo muhiim ah dalka Mareykanka.

Ali Ahmed by Ali Ahmed
2 years ago
in Wararka
0
Wasiir Al Cadaala oo booqday xarumo muhiim ah dalka Mareykanka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Mohamed Egal oo ah Duqa Magaalada SeaTac ee Gobolka Washington.

Kulankan ayaa waxaa lagu falanqeeyay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya maamulka Magaalada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaas ku nool.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026

Dhanka kale Wasiir Al Cadaala ayaa la kulmay Gudoomiyaha Golaha deegaanka Magaalada Takwille ee Gobolka Washington Mudane Mohamed Abdi isagoo ku soo dhaweeyey Xarunta Golaha deegaanka Magaalada.

Wasiirka & Wafdigiisa ayaa sidoo kale booqday Xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Seattle, waxaana halkaas ku soo djaweeyey Gudoomiyaha Jaaliyadda marwo Sahra Farah.

Previous Post

RW Xamsa Cabdi ayaa xarigga ka jaray waddado muhiim ah Muqdisho.

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaano muhiim ah kala wareegay Khawaarijta.

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaano muhiim ah kala wareegay Khawaarijta.

Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaano muhiim ah kala wareegay Khawaarijta.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In