Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐆𝐮𝐝d𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐂𝟕𝟎 ayaa 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐡𝐚 𝐊𝐚 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐑𝐂𝟕𝟏.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐆𝐮𝐝d𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐂𝟕𝟎 ayaa 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐡𝐚 𝐊𝐚 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐑𝐂𝟕𝟏.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka XFS ahna Guddoomiyaha shirweynaha RC70 ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar ka furay kulanka RC71.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ahna Guddoomiyaha shirweynaha 70-aad ee Hey’adda Caafimaadka Aduunka WHO/EMRO H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Doha ka furay kulanwaynaha 71-aada ee (RC71).

Shirweynaha ayaa sanadkaan diiradda lagu saarayaa horumarinta Caafimaadka dalalka ku mideysan WHO/EMRO, iyadoo Soomaaliya ay ka tahay xubin firfircoon.

Wasiirka Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Adam ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay dadaalada ay Dowlada Soomaaliya ugu Jirto horumarinta Caafimaadka iyo caqabadaha Jira, isagoo madaxda Gobolka ku baraarujiyay in gurmad Caafimaad la gaarsiiyo dalalka ay shaqaaqooyinku ka jiraan oo ay ka mid yihiin Sudan, Lebanon, Gaza iyo Yemen.

Previous Post

Ciidanka xoogga oo saakay la wareegay degaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug

Next Post

Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi

Next Post
Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi

Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In