NISA ayaa gacanta ku dhigtay Seddex dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo ku howlanaa falal ka soo horjeeda amniga Caasimada.
Duqa Caasimadda oo xarigga ka jaray dhismaha waddada Daarusalaam
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...