Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo shir uga qeyb-galay dalka Sacuudiga

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo shir uga qeyb-galay dalka Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa uga qayb galay magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya shir looga hadlayay Caqabadaha iyo Fursadaha ka jira Hogaaminta Haweenka ee Qaybaha Socdaalka Xuduuddaha iyo Amniga.

Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Jaamacadda Naif ee ku taala magaalada Riyaad, iyada oo kaashanaysa Interpol, waxana kasoo qayb galay ilaa 96 haween ah oo ka shaqeeya dhanka socdaalka iyo amniga, khubaro ka socda 13 waddan oo Carbeed, iyo sidoo kale Wakiillo ka socda hay’ado caalami ah, waxana looga wadahadlay sidii loo horumarin lahaa hogaaminta haweenka ee qaybaha amniga.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Mas’uuliyiinta ka socday Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa si wanagsan uga qayb qaatay dooddaha muhiimka ah, iyagoo adkeeyay baahida loo qabo iskaashi xooggan oo caalami ah si loo xaliyo caqabadaha dhanka dhaqanka iyo kuwa hay’adaha ee jira ee ka hor istaaga haweenka inay horumar ka sameeyaan qaybaha socdaalka iyo guud ahaan amniga.

Previous Post

Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruuca u Adkeysiga Cimilada

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In