Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ w๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐šy ๐‡๐ž๐ฒ’๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ w๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐šy ๐‡๐ž๐ฒ’๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey Agaasime Goboleedka EMRO ee Hayโ€™ada Caafimaadka Adduunka WHO Dr. Hanan Balkhy.

Soo dhawaynta waxaa Wasiirka ku wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil, qaar ka mid ah howl wadeenada Wasaaradda Caafimaadka, xubno ka socday WHO xafiiska Muqdisho oo ay ugu horeyso Dr. Reenee Madaxa WHO ee Soomaaliya.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Dr. Hanan oo safar ku mareysay dhowr iyo labaatanka dal ee ku mideysan Urur goboleed WHO/EMRO ayaa markeedii ugu horreysey soo gaartey dalka ka dib doorashadeedii, iyadoo madaxda sare ay kala hadli doonto kor u qaadidda Caafimaadka guud ee dalka iyo doorka WHO ay ku leedahay.

Previous Post

Dagmada Xarardheere oo lagu qabtay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay halka ay ku taalo xarunta safaaradda Ethiopia ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay halka ay ku taalo xarunta safaaradda Ethiopia ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay halka ay ku taalo xarunta safaaradda Ethiopia ee Soomaaliya

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan โ€Ž

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan โ€Ž

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqiโ€ Waxaa jira masโ€™uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatayโ€,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In