Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐–๐š๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐–๐š๐š๐ซ๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐–๐š๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐–๐š๐š๐ซ๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa shir-guddoomiyay Madasha Daneeyayaasha Caalamiga oo lagu soo bandhigay Qorshaha Qaran ee Waddooyinka Xalka Waara oo lagu qabtay Geneva.

Madashan oo ay soo agaasimeen Waaxda Yareynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Xafiiska Gaarka ah ee Xal-u-helidda Barakaca ee Qaramada Midoobay, waxaa ka qeyb galay safiirro iyo wakiillo ka socday in ka badan 20 dal, hay’ado caalami ah iyo bangiyada horumarinta.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Wasiirka khudbad uu ka jeediyey furitaan shirka wuxuu ku tilmaamay muhiimada ay leedahay helidda xal waara ee barakacayaasha, isagoo xusay in Soomaaliya ay qorsheynayso in mudda 2 sano ah xal waara loogu helo 1 milyan oo barakacayaal ah, taasoo u baahan iskaashi iyo maalgelin.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo bogaadisay Doorashooyinka Gobollada Waqooyi ee Somaliland

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday dowladda Kenya

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday dowladda Kenya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday dowladda Kenya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In