Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya tacliinta sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya tacliinta sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda  hidaha iyo tacliinta sare ee dalka Nuura Mustaf Mukhtaar, Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu iyo Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cusmaan Gacal ayaa si wadajir ah u daahfuray deeqda Waxbarasho ee barnaamijka saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha. Munaasabadda daahfurka ayaa ka dhacday xarunta km4 ee Jaamacadda, waxaana goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socday dowladda, kulliyadaha Jaamacadda, iyo safaarada Shiinaha ee Soomaaliya.

Barnaamijkan ayaa ujeedkiisu ahaa in ardayda Soomaaliyeed ay helaan deeqda waxbarasho oo ay bixiso dowladda Shiinaha iyaga oo jooga dalka, taasoo fursad u siinaysa inay helaan waxbarasho tayo leh iyo inay kor u qaadaan aqoontooda. Deeqda Waxbarasho ayaa la siiyay 50 arday oo ka mid ah kuwa ugu sareeya Imtixaanka soo gelida Jaamacadda sanad-waxbarashada 2024-2025 ee kulliyadaha Jaamacadda.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay bilowday Calaameynta Rasaasta

Next Post

Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaannada Somaaliya iyo Turkiga oo la kulmay Wasiirka Tamarta Turkiga

Next Post
Guddiga Saaxiibtinimada  Baarlamaannada Somaaliya iyo Turkiga oo la kulmay Wasiirka Tamarta Turkiga

Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaannada Somaaliya iyo Turkiga oo la kulmay Wasiirka Tamarta Turkiga

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In