Saturday, June 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC

Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC

Ali Ahmed by Ali Ahmed
February 7, 2025
in Wararka
0
Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay amar fulin ah oo lagu cunaqabateynayo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, isagoo ku eedeeyay in ay beegsanayo Mareykanka iyo Israel oo leh xiriir sokeeye iyo xulufo isku dhow.

Amarkaan ayaa qoraya in cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ah lagu soo rogo dadka ka shaqeeya maxkamadda dambiyada caalamiga ah (ICC),waxaana saxiixa go’aankaan uu imaanaya xilli ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu booqanayo Washington.

Related posts

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

June 7, 2025
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

June 7, 2025

Amarka fulinta ee Trump ayaa sheegay in ficiladii ugu dambeeyay ee ICC ay dhigeen tusaale khatar ah oo halis geliyey dadka Maraykanka ah iyada oo soo bandhigtay xadgudub iyo xarig suurtagal ah.

Dalka Netherland oo marti galiay maxkamada ayaa sheegtay in ay ka xun yihiin amarka Trump,iyagoo sheegay in Shaqada maxkamaddu ay lama huraan u tahay  dhowrista xuquuqda shacabka dunida iyo Isla xisaabtanka,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Holland Caspar Voldkamp on .

Bishii November ee la soo dhaafay, ICC ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Netanyahu oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal oo ka dhacay Gaza, taasoo Israel ay beenisay.

Dhinacas kale.Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa shalay ku dhawaaqday cunaqabateyn lagu bartilmaameedsanayo shabakadda saliidda ee Iran.

Previous Post

Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar

Next Post

Next Post

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

June 7, 2025
0

Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa hay’adda Xikmo Charity ayaa maanta markale degmada Dayniile ee gobolka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

June 7, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva -...

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Yemen oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Yemen oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo

June 5, 2025
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona dalka Yemen mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed),ayaa warqadaha aqoonsiga danjirannimo...

Xukunka horjooge tashkiiliyay Saraakiil Ciidan oo la toogtay

Xukunka horjooge tashkiiliyay Saraakiil Ciidan oo la toogtay

June 5, 2025
0

Muxudiin Cabdisalaan Maxamuud “Daqare”,ayaa lagu soo eedeeyay kamid ahaanshiyaha Argagixisada iyo in uu dadka ku tashkiilin jiray inay ku biiraan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In