Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii xilliga gugga ee IMF iyo Bankiga Adduunka oo la soo gaba-gabeeyay.

Idman Yahye by Idman Yahye
10 months ago
in Wararka
0
Shirkii xilliga gugga ee IMF iyo Bankiga Adduunka oo la soo gaba-gabeeyay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Waxaa magaalada Washington DC si guul ah ugu soo gabagaboobay shirkii sadanlaha ahaa ee xilliga gugga  ee IMF iyo Bangiga Adduunka, shirkaas oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayay oo Dowladda Soomaaliya ku matalayay shirkaas.

Joogiyaankii Wafdiga dowladda Soomaaliya ee Washington waxaa u suuro gashay in ay ka qeyb galaan dhammaan fadhiyadii loo dhamaa ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Sidoo kale waxaa si guul ah ku soo dhamaaday wada-hadallo ku dhawaad lix  dowladood oo muhiim u ahaa hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sidoo kale intii uu ku sugnaa Washington waxaa uu si rasmi ah ula soo wareegay xilka Guddoonka Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Geeska Afrika oo Soomaaliya ay hoggaamin doonto labada sano ee soo socota.

Magaca Dowladda Soomaaliya, waxa uu mudnaan gaar ah ku leeyahay marka la joogo shirarka IMF iyo Bangiga Adduunka, iyadoo hay’adaha ka shaqeeyo dhaqaalaha Adduunka ay Dowladda Soomaaliya u aqoonsan yihiin dal ku dayasho mudan marko loo eego waddadii laga soo maray hannaankii deyn cafinta iyo habka dib-u-habeynta Maaliyadda oo horumar balaaran laga sameeyay saddexdii sano ee la soo dhaafay.

Previous Post

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo deeq dawo ah gaadhsiiyay isbitaalka Xoogga Dalka

Next Post

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.

Next Post
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In