MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MASHAARIIC HORUMARINEED KA DHAGAX DHIGAYA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE
RADIO MUQDISHO: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka dhagax dhigi doono mashaariic horumarineed. Madaxweyne Mudane...
Read more