Tuesday, July 29, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š

Idman Yahye by Idman Yahye
May 24, 2025
in Wararka
0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Waxaa Magaalada Algerias ee caasimadda dalka Algeria lagu soo gabagabeeyay shirka Bangiga Horumarinta Islaamka oo sanad waliba xiligaan oo kale la qabto, waxaana sanadkaan Dowladda Soomaaliya uga qeyb galay Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Algeria.

Kulanka loo dhayahay ee Bangiga ayuu khudbad kooban ka jeediyay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige, isagoo qudbadiisa diiradda ku saaray arrimaha horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo Dowladdu ay galisay dadaal xooggan. Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa ka soo qeybgalayaasha shirka oo isugu jiray Wasiiro iyo Safiiro matalayay dalalkooda waxa uu u xaqiijiyay deyn cafintii kadib tilaabooyinka guusha ah ee ay Dowladdu qaaday iyo sida ay dalalka kale cashar uga baran karaan hannaanka dib-u-haneynta Maaliyadda dalka oo horseeday in adduunku u aqoonsado guul maaliyadeed oo taariikhi ah.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay iskaashi dhexmaraya Save the Children iyo Shirkadda Hormuud

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay iskaashi dhexmaraya Save the Children iyo Shirkadda Hormuud

July 29, 2025
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hayโ€™adda IOM

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hayโ€™adda IOM

July 29, 2025
Previous Post

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedka Barakacayaasha iyo dad dhigista

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shir guddoomiyey shirka Guddiga Farsamo Arrimaha Xasilinta

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shir guddoomiyey shirka Guddiga Farsamo Arrimaha Xasilinta

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shir guddoomiyey shirka Guddiga Farsamo Arrimaha Xasilinta

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay iskaashi dhexmaraya Save the Children iyo Shirkadda Hormuud

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad oo ka qeybgalay iskaashi dhexmaraya Save the Children iyo Shirkadda Hormuud

July 29, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi, ayaa kaga qeybgalay munaasabadda saxiixa iskaashi...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hayโ€™adda IOM

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hayโ€™adda IOM

July 29, 2025
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee hayโ€™adda ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Socdaalka oo gaaray Jarmalka

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Socdaalka oo gaaray Jarmalka

July 29, 2025
0

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qaybgalay heshiis Iskaashi oo u dhaxeeya Hormuud Telecom iyo Save the Children

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qaybgalay heshiis Iskaashi oo u dhaxeeya Hormuud Telecom iyo Save the Children

July 29, 2025
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad rasmi ah oo lagu saxiixay heshiis iskaashi oo muhiim ah, kaas oo u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In