Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
8 months ago
in Wararka
0
Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee xafiiska Muqdisho ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah u daah-furtay nidaam cusub oo lagu sugayo amniga xuduudaha uu la wadaago dalalka dariska la ah, kaasi oo loo adeegsanayo qalab casri ah oo Mareykanku ugu deeqay Soomaaliya.

War-Saxaafadeedka ayaa lagu xusay in qalabkaan casriga ah uu saraakiisha Hayโ€™adda Socdaalka ka caawinayo inay xoojiyaan guud ahaan amniga Qaranka iyo ka hortegidda tahriibinta sharci- darada ah iyo kooxaha Argagixisada ah.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š  ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo  ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

March 4, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Daah-furka qalabkaan cusub oo ay ku shaqeyneyso Hayโ€™adda Socdaalka ayaa daba socday tababar afar maalmood socday oo Muqdisho ka dhacay, kaas oo qubaro Mareykanka ka socday ay ku tababarayeen saraakiisha socdaalka Soomaaliya si ay u adeegsadaan Nidaamka Isbarbardhigga iyo qiimeynta Aqoonsiga Gaarka ah (PISCES) oo ah qalab casri ah oo lagu isticmaalo goobaha muhiimka ah ee laga soo galo dalkaย  gaar ahaan dhanka xuduudaha si loo hubiyo dadka ka soo gudbaya xadka.

“Nidaamkani waxa uu u ogolaanayaa saraakiisha ku sugan xuduudaha in ay ogaan karaan sugnaanshiyaha saxda ah sharciyada ay wataan dadka xadka ka soo talaabaya nuuckasta oo ay yihiin, lana socdaan dhaqdhaqaaqa shakhsiga ah”. Ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Next Post

Danjire Cali Cabdi Awaare oo ku guuleystay Danjiraha Sanadka ee Somali Social Media Awards

Next Post
Danjire Cali Cabdi Awaare oo ku guuleystay Danjiraha Sanadka ee Somali Social Media Awards

Danjire Cali Cabdi Awaare oo ku guuleystay Danjiraha Sanadka ee Somali Social Media Awards

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š  ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo  ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga...

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In