Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
11 months ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‰๐…๐’ waxa uu ku faraxsan yahay qalinjabinta afar xubnood oo ka tirsan Maamulka iyo Agaasinka Xafiiska Hantidhowrka Guud, oo uu ku jiro Kuxigeenka Hantidhowraha Guud ee dhinaca Baarista, kuwaas oo dhammeeyay Barnaamijka Diploma-da Sare ee Maamulka (Postgraduate Diploma in Management Practice).

Barnaamijkan, oo socday muddo sanad ah, waxa uu qayb ka yahay hal-abuurka Barnamijka Horumarinta Hoggaaminta Sare (Senior Leadership Development Programme โ€“ SLDP), oo ay si wadajir ah isaga kaashadeen Ururka Hayโ€™adaha Hantidhowrka Guud ee (๐€๐…๐‘๐Ž๐’๐€๐ˆ-๐„) iyo ๐‡๐ž๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š, Johannesburg, South Africa.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Barnaamijkan heerka caalami ah waxa uu sare u qaadayaa dedaalada tayeynta hoggaaminta ee Hayโ€™adaha Hantidhowrka, iyada oo la kobcinayo:

โ— Fahamka hoggaaminta guud iyo saameynta ay ku leedahay dowlad wanaagga

โ— Kartida lagu wajahayo xaaladaha adag iyo nidaamyada isku-dhafan (systems thinking)

โ— Hagaajinta hab-dhaqanka hayโ€™adeed, hoggaaminta isbedellada iyo maaraynta waxqabadka

โ— Aragtida fog, anshaxa shaqada iyo daahfurnaanta lagu horumarinayo isla-xisaabtanka

Hantidhowraha Guud ee JFS, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ข๐ข๐ฌ๐ž ๐†๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ž, waxa uu u arkaa qalinjabintan mid muhiim ah oo xoojinaysa dadaalka lagu adkeynayo โ€œKorjoogteynta Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda Guud, kuna saleysan hufnaan, masโ€™uuliyad, iyo adeeg dadweyne oo tayo leh.

Hantidhowraha Guud waxa uu uga mahadnaqaynaa AFROSAI-E iyo Henley Business School Africa kaalintooda wax-ku-oolka ah ee horumarinta iyo xirfadeynta Hayโ€™adaha Hantidhowrka Guud.

Previous Post

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka

Next Post

Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

Next Post
Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

Madaxweynaha JFS oo gaaray Dalka Djibouti

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga goโ€™an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In