Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay labo kamid ah maleeshiyaadka Kooxda Daacish, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayey Buuraleyda Calmiskaad.
labadaan Argagaxiso ayaa baxsad ka ahaa Ciidanka Amniga ee howlgalka ka dhanka Kawaarijta kawada dhulka Buuraleyda ah.