Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska Hantidhowrka Guud Ee JFS Oo Daabacay Majaladda Warbixin-Sanadeedka Waxqabadka Xafiiska

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
1 year ago
in Wararka
0
Xafiiska Hantidhowrka Guud Ee JFS Oo Daabacay Majaladda Warbixin-Sanadeedka Waxqabadka Xafiiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah u daabacay Majaladda Xafiiska Hantidhowrka Guud (Vol.2 – Issue 5, Jan–Jun 2025).

Majaladdani waxa ay soo bandhigaysaa waxqabadka iyo guulaha muhiimka ah ee nuskii hore ee sanadkan uu Xafiisku xaqiijiyay, oo ay ku jiraan soo saarista Warbixinta Waxqabadka 2024, hirgelinta Qorshaha Baarista Hantidhowr Guud ee sanadlaha ah, aasaaska Machadka Hantidhowrayaasha Soomaaliyeed, ka-qaybgalka shirar iyo iskaashiyo heer gobol iyo heer caalami ah, iyo xoojinta hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo xirfadeynta shaqaalaha.

Related posts

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026

Majaladdani waxa ay ka tarjumaysaa dadaalka joogtada ah ee Xafiiska, sida hufnaanta, mas’uuliyadda, iyo bixinta adeeg dadweyne oo tayo leh.

📄 Akhriso oo kala soo deg Majaladda halkan: https://is.gd/GloRG8

Previous Post

Safaaradda JFS ee Dalka Hindiya oo soo dhaweysay diblomaasiyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo hay’adda SODMA ku wareejiyay deeq lacageed oo lagu taageerayo gurmadka abaaraha gobolka Awdal

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo hay’adda SODMA ku wareejiyay deeq lacageed oo lagu taageerayo  gurmadka abaaraha gobolka Awdal

Maamulka Gobolka Banaadir oo hay'adda SODMA ku wareejiyay deeq lacageed oo lagu taageerayo gurmadka abaaraha gobolka Awdal

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In