Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho oo saaka laga bilaabay qaybinta kaarka codbixiyeyaasha

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
4 months ago
in Wararka
0
Muqdisho oo saaka laga bilaabay qaybinta kaarka codbixiyeyaasha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabay qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed,guddida ayaa saaka subaxnimadii hore ka daahfuray kaar qaybinta ilaa 7 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Degmooyinka Shibis,Boondheere’Xamar jajab,Shangaani,Waaberi,Xamarweyne iyo degmada Cabdi casiis ee gobolka Banaadir ayaa si toos ah looga bilaabay qaybinta Kaarka cod bixinta.

qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadinka soomaaliyeed ayaa maanta Shacabka uga dhigan waa cusub oo u baryay shacabka Soomaaliyeed taas oo shacabku si toos ah ugu soo dooran doonaan metelaadooda Siyaasaddeed.

Doorashadda golaha deegaanka ayaa noqon doonta doorashada ugu horaysa ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ku soo dooran doonaan metelaadooda siyaasaddeed,iyadoo isla Caasimadda muqdisho ugu horayn doonto qabashada doorashada golaha deegaanka.

Previous Post

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADDA QARANKA KU QAABILAY SHEEKH CABDIRASHIID SHEEKH CALI SUUFI 

Next Post

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dayactirka iyo dhismaha xarumo caafimaad oo ku yaalla caasimadda

Next Post
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dayactirka iyo dhismaha xarumo caafimaad oo ku yaalla caasimadda

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dayactirka iyo dhismaha xarumo caafimaad oo ku yaalla caasimadda

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In