Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro dhiirigelin ugu tegay bulshada Degmada Kaaraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 months ago
in Wararka
0
Wasiiro dhiirigelin ugu tegay bulshada Degmada Kaaraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin heer Wasiirro ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa kormeer ku togay xarunta degmada Kaaraan oo ay ka socoto qaadashada kaarka codbixiyaasha doorashooyinka Qaran, kaas oo ay qaadanayaan dadkii horay isu diiwaangeliyay, waxaana xarunta degmada kusoo dhaweeyay guddoomiyaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Wasiirrada ayaa kormeeray Xafiisyada ay ka rocoto bixinta kaararka doorashooyiska Qaran, si ay ugu kuur galaan habsani u socodka bixinta Kaararka.

Related posts

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
Soomaaliyaย  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirkaย Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliyaย  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirkaย Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026

Warbaahinta Qaranka ayaa la kulantay qaar a mid ah shacabka degmada Kaaraan ee qaadanaya kaararka codbixinta, kuwaasi oo ku faraxsan in codkooda ay ku doortaan qofka ay rabaan.

Guddoomiyaha degmada Kaaraan Maxamed Cabdullaahi Socdaal ayaa sheegay in Bulshada degmada Kaaraan ay diyaar u yihiin inay codkooda ku ciil baxaan oo ay soo doortaan golaha deegaanka iyo guddoomiyahooda mustaqabalka ee degmada.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS Daahir Shire Maxamed ayaa shacabka degmada Kaaraan ugu baaqay inay qaataan kaararka codbixinta si beri usoo doortaan masuulki degmadooda u qurxin lahaa.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo hoggaaminayay masuuliyiinta Wasiirrada ah ee booqday Degmada Karaan ayaa sheegay in doorashooyinkan ay yihiin xor isla markaana uu qofkasta xor u yahay inay u codeyso xisbiga ay dooneyso.

Previous Post

๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฅ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Saalax: โ€œBulshada Rayidka ah waa lafdhabarta Dowlad-dhiska Dalka.โ€

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka XFS  Saalax: โ€œBulshada Rayidka ah waa lafdhabarta Dowlad-dhiska Dalka.โ€

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Saalax: โ€œBulshada Rayidka ah waa lafdhabarta Dowlad-dhiska Dalka.โ€

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...

Soomaaliyaย  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirkaย Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliyaย  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirkaย Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 โ€“ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho โ€“ Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In