Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed midnimo iyo wadajir.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa kula dardaarmay in ay u naxariistaan dadkeenna ay abaartu saamaysay.










