Thursday, June 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
2 months ago
in Wararka
0
Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka SINCAD, Mudane Maxamuud Khaliif Jabiye oo uu wahliyey Musharaxa Xisibiga oo ka tartamaya KGS Mudane Cabdifataax Maxamed Ibraahim (Geesey).

Kullanka ayaa diirada lagu saaray sidii loo dardar-gelin lahaa howlaha doorashooyinka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay shaqo xoogan ka socoto.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Hoggaamiye Jibriil ayaa ku ammaanay Urur siyaasadeedka SINCAD sida ay ugu diyaarsan yihiin ka qeybgalka doorashada KGS, isagoo hadalkiisa ku daray muhiimada ay leedahay in laga wada shaqeeyo xasilloonida iyo maamul wanaagga Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka SINCAD Mudane Maxamuud Khaliif Jabiye, ayaa dhankiisa ka mahadceliyey kullanka, isagoo tilmaamay in Gudigga Doorashooyinka ay ku howlan yihiin sidii ay si deg-deg ah ugu qaban lahaayeen doorasho loo siman yahay.

Previous Post

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In