Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan taallaabooyinka gurracan ee ay Dowladda Imaaraadka Carabta ku faragalinayso arrimaha gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Halkan ka Daawo khudbadda










