Tuesday, November 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
21 minutes ago
in Wararka
0
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska , xilli uu galabta ka qayb-galay munaasabadda xuska dhalashada Boqorka Boqortooyada Midowday ee UK, Boqor Charles III, oo ay marti-galisay Safaarada UK ee magaalada Muqdisho.

Raโ€™iisul Wasaaraha oo hambalyeeyay Boqor Charles III, ayaa sheegay in Soomaaliya iyo UK ay leeyihiin xiriir iskaashi oo xooggan, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, amniga, horumarinta dhaqaalaha. Wuxuunna adkeeyay muhiimadda ay leedahay in lasii xoojiyo is-dhexgalka bulshooyinka labada dal.

Related posts

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

November 24, 2026
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐a

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Midowday ee UK ku bogaadiyey dadaalkooda iyo taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliya, iyo doorka muhiimka ah ee ay ka qaataan dadaallada lagu xaqiijinayo horumarka dalka, iyo iskaashiga ku dhisan is-aaminaad, ixtiraam iyo himilooyin wadaag ah oo labada dal dan u ah.

Safiirka Boqortooyada UK, u qaabilsan Soomaaliya Danjire Charles Nicholas King., oo ka mahadceliyay aqbalaadda Raโ€™iisul Wasaaraha ee kasoo qeybgalka munaasabadda, ayaa sheegay in dowladda UK garab taagan tagay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, isaga oo xiriirka labada dal ku tilmaamay mid ballaaran oo aan ku koobnayn dhanka diblumaasiyadda balse u gudbay iskaashi bulsho oo dhinacyo badan leh.

Previous Post

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

November 24, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo...

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

November 24, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa xarunteeda dhexe ee Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐a

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐a

November 24, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In