Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Š๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ ๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
22 minutes ago
in Wararka
0
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Š๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ ๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Tuulada Ciyaaraha ee Muqdisho ka furay Ciyaaraha Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuwa dariska la ah, kuwaasi oo sanad walba la qabto halmar.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo baasay kubbada bilaabashada tartanka ayaa sheegay in ciyaarahan loo qabtay dhiirrigalinta dhallinyarada, kobcinta xirfadooda iyo caafimaadkooda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026

Ujeeddooyinka loo qabto tartanka waxaa ka mid ah soo saarista ciyaartoy daโ€™ yar ah oo mustaqbalka ka mid noqon kara xulka 15 jirrada qaranka Soomaaliyeed iyo xulalka kale , iyada oo tartamada degmooyinku ay door muhiim ah ka qaataan aqoonsiga iyo horumarinta hibada ciyaartooyda.

Tartanka oo uu soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Banaadir, ayna qeyb ka yihiin Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta, waxaa ka qaybgalaya xulal matalaya degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmooyinka dariska la-ah, waxaana lagu bilaabay Degmada Koobka haysata ee Hawl-Wadaag iyo xulka metelaya Gubta.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey dadaallada maamulka Gobolka Banaadir, qaban qaabiyayaasha, garsoorka coyaarta iy dhammaan inta ka qeyb-qaadatay tartanka lagu xoojinayo is-dhexgalka bulshada, nabadda iyo kobcinta ciyaaraha dalka.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Š๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ ๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Š๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ ๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

November 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Tuulada Ciyaaraha ee Muqdisho ka furay Ciyaaraha Kubadda Cagta...

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Habraaca Wadashaqeynta...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In