Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aadan Madoobe “Guusha badda wada jir bay ku timid”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Aadan Madoobe “Guusha badda wada jir bay ku timid”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Aadan Maxamed Nuur Guddoomiyihii Baarlamaanka 8aad ee laalay heshiiskii is afgaradka ee lala galay Kenya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xilligaas ay qaateen go’aan fiican oo maanta suurta geliyay in muranka baddeena ay Kenya gelisay laga guuleysto, isagoo xusay in guusha maanta ay ku timid mid wada jir.

“Mabda’iyan waxaan ku faraxsanahay in cadaaladdii go’aan laga gaaray, qorshuhu markii hore waxa uu ahaa in Soomaaliya oo la is lahaa waqtigan bur burka ha laga faa’iideysto oo xaquuq iyadu ay leedahay si gar daro in lagu qaato, waana ku faraxsanahay in maanta guul laga gaaray, runtii waxaan hogaaminayay baarlamanki laalay heshiiska”. Ayuu yiri Aadan Madoobe.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa sheegay in Xildhibaannada ay qabeen gebi ahaanba in aan Kenya wada hadal lagala gelin arrinta badda, kadibna ay Xildhibaannada diideen heshiiskii is afgaradka ahaa.

Guddoomiyihii Baarlamaankii 8aad ee dalka ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha maanta la gaaray

Previous Post

Cayaartooyda Degmada Hodan oo u soo gudbay wareegga 8aad ee tartanka Kubadda gacanta “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo soo saaray awaamiir ku saabsan xoojinta Nabadgelyada

Next Post
Gaalkacyo: Ololaha ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo soo saaray awaamiir ku saabsan xoojinta Nabadgelyada

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In