Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aayaha Gobolka Hiiraan oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankani ay isugu yimaadeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayay aayaha gobolka hiiraan iyo sida loogu baahanyahay in dadka ka soo jeeda gobolkaasi ay u istaagaan horumarka iyo dib u dhiska Hiiraan.

kulanka ayaa dadkii ka qeyb galay waxa ay ku go’aamiyeen in maalmaha soo socda shir dib u heshiisiin ah uu ka furmo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan isla markaana looga hadlayo aayaha gobolka Hiiraan oo ay ka qeyb gali doonaan dadka ka soo jeeda gobolka Hiiraan oo isugu jira aqoonyahano,odayaal,qurbo joog iyo xubno kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Markii uu soo dhamaaday kulanka ayaa waxaa warbaahinta ugu warbixiyay kulankii maanta Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Tawane Sabriye oo ka mid qurbo joogta Soomaaliyeed, iyo Nabadoon Faarax XersiXasan (ganey) iyagoo dhammaan sheegay in looga hadlay kulanka aayaha Gobolka iyo wax wada qabsi dhexmara dadka dega gobolka hiiraan.

25 bishan ayaa la filayaa in magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu ka furmo shir dib u heshiisiin ah islamarkaana looga hadlayo aayaha gobolka Hiiraan iyo dib u dhiska gobolkaasi.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud oo ka hadlay ahmiyadda dhismiyaasha tayada leh

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud oo ka hadlay ahmiyadda dhismiyaasha tayada leh

Wasiirka Howlaha Guud oo ka hadlay ahmiyadda dhismiyaasha tayada leh

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In