Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Hey’ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIRO 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Hey’ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIRO 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaal marino caalami ah aya la gudoonsiiyay shaqsiyaad iyo hey’ado Soomaaliyeed kuwaasi oo loo aqoonsaday Tusaaleyaasha dhanka horumarka bulshada soomaaliyeed sanadan 2016, tartankan oo ahaa mid ay codkooda ka dhiibanyeyeen bulshada soomaaliyeed oo soconayey mudooyinkii u dambeeyey ayaa la soo gabo gabeeyey habeenimadii xalayto, waxaana magaalada london lagu qabtay xaflad balaadhan oo abaalbarino lagu gudoonsiinayey xubnihii guulaystay.

waxaa munaasabadan abaalmarinta lagu gudoonsiinayey xubnaha ku guulaystay tartankan qabanqaabadeeda iska kaashaday ururo iyo Ganacsato soomaaliyeed waxaana kasoo qayb galay, bulshada qaybaheeda kala duwan iyo siyaasiyiin katirsan dawlada ingriiska, Abdirisaq ciise waxa uu kamid yahay ururka dhalinyarada ee ATM oo kaalin wayn ka qaatay qaban qaada munaasabadan balaadhan waxana uu ka warbixnayaa waxa ku kalifay in daahfuro abaalmarintan caalamiga ah.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026

intii ay socotay munaasabadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay dhamaan xubnaha tartamayey iyo waxqabadkooda waxaana lagudoonsiiyey abaalmarino caalami ah 5 xubnood oo ku guulaystay qaybaha uu ka koobnaa tartankan oo kala ahaa .

1: Waxbarashada, Xaawo Jaamac Cabdi, oo ah gabadh araga naafo ka ah oo waxkabarata gudsiga indhoolayaasha ee magaalada hargaysa, xaawo oo qisada waxbarashadeedu ay soo wada jiidatay dareenka bulshada soomaaliyeed kadib markii ay u soo bandhigtay warbaahinta soomaalida iyadoo taasna ku hanata codka bulshada soomaaliyeed ee shiqsiga ugu dadaalka badan dhanka waxrashada sanadan 2016 .

2: Ganacsiga, Dahabshiil Group, oo ah shirkad ganacsi oo ay ka hawlgasha guud ahaanba caalamka, sigaarana uga shaqaysa geeska africa .

3: Ciyaaraha, Maxamed Faarax,oo dadka badankooduna ay uyaqaanaan MO FARAH muwaadin soomaaliyeed oo u orda orordada dhaadheer dalkan ingriiska soona hooyey bilado caalami ah kaasi oo ku guulaystay xidiga ciyaaraha bulshada soomaaliyeed ee 2016.

4: Howlkarnimada, Hey’ada Adeso Africa, oo ka shaqaysay arimaha gargaarka biniaadanimo ee qaarada africa gaar ahaana gayiga soomaalida .

5: Madadaalada, Maxamed Ali, oo ah wiil soomaaliyeed oo films sameeye ah kaasi oo kaalin wayn kagajira samaynta filimada aduunka isagoo horay ugasoo qayb qaatay Montana Movie oo uu Director ka ahaa .

waxaana shiqsiyaadkan iyo hey’adahani ay ka guulaysteen tartamayaal kale oo u loolamayey inay kaalmo ka galaan abaalmarintan caalamiga ah.

shiqsiyaadkan iyo haayadahan kaalmaha ka galay tartanka oo intooda badan goobjoog ahaa ayaa umahadnaqay ururada soo qaban qaabiyey munaasabadan, waxaanay abaalmarintani noqondoontaa mid sanadle ah taasi oo lagi dhiiri galindoono qofkasta oo muujiya dadaal uu ku horumarinayo bulshada soomaaliyeed .

IMG_0007 IMG_0027 IMG_0037 IMG_0038 IMG_0040 IMG_0042 IMG_0052 IMG_0053 IMG_0057 IMG_0058 IMG_0059 IMG_0065 IMG_0066 IMG_0068 IMG_0069 IMG_0073 IMG_0263 IMG_0277 IMG_0295 IMG_0296 IMG_0394 IMG_0406 IMG_0413 IMG_0448 IMG_0474 IMG_6870 IMG_6905 ISA06 1 ISA06 2 ISA06 3 ISA06 04 ISA06 5 ISA06 6 ISA06 7 ISA06 8 ISA06 9

Previous Post

Q.M Oo Waqtiga Shaqada U Kordhisay Xafiiska UNSOM

Next Post

C/kariin Guuleed:-“Talaabo Adag ayaan Ka qaadeynaa Maleeshiyaadka Jidgooyooyinka Dhigta Deegaanno Ka Tirsan Galmudug”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug: Dagaalka B/weyne waxaan ku joojinaynaa wax kastaa oo aan awoodno”Dhagayso”

C/kariin Guuleed:-“Talaabo Adag ayaan Ka qaadeynaa Maleeshiyaadka Jidgooyooyinka Dhigta Deegaanno Ka Tirsan Galmudug”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In