Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulaha CXD iyo taliyaha AMISOM oo gaaray Cadaado

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Abaanduulaha CXD iyo taliyaha AMISOM oo gaaray Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka maamulka Galmudug gaaray abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cali Baashi Maxamed X,Cumar  iyo Taliyaha Ciidanka Midowga Afrika AMISOM Jeneraal Cusmaan Nuur Subagle, si loo dardar geliyo hawlaha la dagaallanka Al-shabaab.

Safarka labada masuul ayaa sidoo kale, wuxuu salka ku hayaa  abaabulka iyo xoojinta Guutada 11 aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qaybtiisa ka hawl gasha gobollada Mudug iyo Galgaduud, si guluf xooggan looga qaado haraadiga Kooxda Al-shabaab.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay inay Ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika oo is kaashanaya dalka Ka xoreyn doonaan maleeshiyada Al-shabaab, maaddaama dhawaan lagu wado iney dalka ka qabsoomaan doorashooyinka dadban.

Previous Post

Arday dhameysatay barashada Qur’aanka kariimka ah oo la abaalmariyay-Sawirro

Next Post

Odayaasha dhaqan oo ku howlan dejinta xiisaddii ka dhalatay dilkii ka dhacay Caabudwaaq

Next Post
Odayaasha dhaqan oo ku howlan dejinta xiisaddii ka dhalatay dilkii ka dhacay Caabudwaaq

Odayaasha dhaqan oo ku howlan dejinta xiisaddii ka dhalatay dilkii ka dhacay Caabudwaaq

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In