Ciidamanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn Cirka ah ku dilay Bashiir Maxamed (Qoorgaab) oo ahaa Abaanduulihiiย Malleeshiyada Argagixisada ah ee Al-shabaab, madaxii howlgalada Kenya, iyo Xubin kamid ah Golaha fulinta, isagooย mas’uul ka ahaa weerarrada xeryaha Ciidamadda.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...











