Monday, September 25, 2023
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulihii Al-shabaab oo lagu dilay Degmada Saakoow ee Gobolka Jubbada dhexe

admin by admin
March 7, 2020
in Wararka
0
Abaanduulihii Al-shabaab oo lagu dilay Degmada Saakoow ee Gobolka Jubbada dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Shir looga hadlayay hirgelinta habraaca Qaran tababarka Ardayda ee Isbitaalada oo lagu qabtay Muqdisho

Shir looga hadlayay hirgelinta habraaca Qaran tababarka Ardayda ee Isbitaalada oo lagu qabtay Muqdisho

September 25, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

September 25, 2023

Ciidamanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn Cirka ah ku dilay Bashiir Maxamed (Qoorgaab) oo ahaa Abaanduulihii  Malleeshiyada Argagixisada ah ee Al-shabaab, madaxii howlgalada Kenya, iyo Xubin kamid ah Golaha fulinta, isagoo mas’uul ka ahaa weerarrada xeryaha Ciidamadda.

Duqeeynta  lagu dilay Horjoogahani xilalka badan ka hayay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa kadhacday Degmada Saakoow ee Gobolka Jubada dhexe 22-kii bishii Febaraayo.
Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay dilka horjooge Bashiir Maxamed (Qoorgaab), inay ku suuragashay iskaaashi ay la sameeyeen sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka iyo kan Africom, wuxuuna sheegay in aysan jirin Dad Shacab ah oo ay duqeyntu waxyeello kasoo gaartay.
Ciidanka Xoogga Dalka oo taagero ka helaya saaxiibada caalamka ayaa ku guuleystay naafeynta cadowga Al-Shabaab kadib duqeymo iyo weerarro is daba joog ah oo ay ka fuliyen Gooobaha ay kaga dhuumaaleysanayaan Gobollada Dalka, iyadoo ay bar-bar socoto howlgallo xagga Dhulka ah oo lagu cirib titayo nabad-diidka.
Previous Post

Shaqaalaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo maanta ka qeybgalay ololaha Isxilqaan.

Next Post

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay wada hadallada dhex maray madaxda Soomaaliya iyo Kenya

Next Post
Midowga Afrika oo soo dhaweeyay wada hadallada dhex maray madaxda Soomaaliya iyo Kenya

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay wada hadallada dhex maray madaxda Soomaaliya iyo Kenya

Shir looga hadlayay hirgelinta habraaca Qaran tababarka Ardayda ee Isbitaalada oo lagu qabtay Muqdisho

Shir looga hadlayay hirgelinta habraaca Qaran tababarka Ardayda ee Isbitaalada oo lagu qabtay Muqdisho

September 25, 2023
0

Wasiiru-dawlaha Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa maanta guddoomisay kulan looga arinsaday Hergelinta Habraaca Qaran ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

September 25, 2023
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee...

Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeeray Koonfurta Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeeray Koonfurta Gobolka Mudug “SAWIRRO”

September 25, 2023
0

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Baluuga ah mudane Axmed Xasan, Lataliyaha...

Prime Minister Hamza addresses the largest Somali community in Minnesota, U.S

Prime Minister Hamza addresses the largest Somali community in Minnesota, U.S

September 25, 2023
0

H.E. Prime Minister @HamzaAbdiBarre addressed the largest Somali community in the U.S with a powerful speech in Minnesota. PM Barre...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In