Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo raโ€™iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo raโ€™iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee Wadankaasi Itoobiya.

Waxaa Tallaabadan ay u muuqataa mid horseedaysa amma dhabaha u xaaraysaa ย in Abiy Ahmed uu noqdo Raโ€™isulwasaarihi saddexaad ee ay Itoobiya yeelato muddo 23 sano ah,sida ka muuqata haykalka siyaasadeed ee qaab dhismeedka Dowladda Dalkasi Itoobiay.

Isbedelkan siyaasadeed ee ka dhacay Dalkaasi Itoobiya iyo Ku-dhawaaqiddan guddoomie Abiy Ahmed ayaa timid ka dib bilo dibadbaxyo xoog badan oo ka jiray gobolada Oromada iyo Amxaaradda, dibadbaxyadaas oo keenay in la sii daayo siyaasiyiin caan ah iyo warfidiyeenno dawladda u xirnaa.

Bulshooyinka ku nool Dalkaasi Itoobiya oo ay Soomaalida ku jirto ayaa qoorkood aragtiyo kala-duwan ka muujiyaya doorashadan,qaar ayaa aaminsan in ay tahay talaabo wanaagsan,halka kuwo kalena ay muujinayaan in weli muuqato doorasho hal dhinac ah oo xisbiga talada dalkaasi haya un ku kooban,balse loo baahnaa in doorasho xor iyo xalaal ah lagu bedelo.

Dhawaan waxaa is casilay Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Dalkaasi Itoobiya Hailemariam Desalegn,taasi oo soo dedejisay in uu dhoco isbedel siyaasadeed,waxaana muuqataa in Qowmiyadda Oromada ay degnaansho muujin doonaan hadiiba ay heleen hoggaanka Dalkaasi.

Guddoomiyaha cusub ee Xisbiga Talada Haya ee Dalkaasi Abiy Ahmed ayaa ah siyaasi aqoon sare leh islamarkaana uu wax ku soo bartay wadamo kaladuwan oo caalamka kamid ah,waxaana la tilmaamayaa in uu ka aqoon badan yahay hoggaamiyaashii hore qaarkood,waa siyaasi aabihii uu muslim yahay hooyadiisuna ay Masiixi tahay.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo Shir GuddoomiyayKulanka Guddi Hoosaadka ee Horumarinta Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo WFP kala hadlay horumarinta Dalagyada Dalka

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo WFP kala hadlay horumarinta Dalagyada Dalka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo WFP kala hadlay horumarinta Dalagyada Dalka

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In