Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Adeegyada bulshada oo Bakool ku soo laabanaya kaddib ka saaritaankii Maleeshiyadka Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Adeegyada bulshada oo Bakool ku soo laabanaya kaddib ka saaritaankii Maleeshiyadka Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa dib u soo laabanaya Adeegyada bulshada Deegaannadii laga saaray Kooxda Shabaab ee gobolka Bakool, iyada Magaalada Xudur ay ka soconayaan Mashaariic lagu dhisayo Xarumaha Danta Guud.

Sida uu soo sheegayo Wariye Maxamed Xasan Cabdiraxmaan  Deegaanno badan oo dhawaan Shabaab laga saaray waxaa ka jira xaalado Muujinaya inay dib si Xowli ah ugu soo laabanayaan adeegyada Aas Aas ka u ah  Nolosha dadka iyo Duunyada ku nool gobolka Bakool gaar ahaan Degmada Xudur.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Isbadal wayn  ayaa laga dareemayaa dhanka ganacsiga  gudaha degmada Xudur taasi oo sababtay kaddib markii ciidamada qalabka sida ee Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM ee ka socda dalka Itoobiya ay isku fureen deegaanno kala xirnaa  kuwaas oo ay muddooyin dhowr ah ay dadka ku xanibi jireen kooxda Shabaab   wax ayna  hadda goobahaas oo idil u muuqda kuwo isbadalay , maalin walba dagmada waxaa soo gaara gawaari wada Raashin Samafal ah maaha gawaaridaas kuwo ciidan ay Waardiyaynayaan waana Horumarka Degmada ka jira.

Dadka reer Bakool ayaa isku diyaarinaya munaasabadda maalinta ciidda Carrafo iyaga oo dareemaya jawi nabadeed iyo ciidamo daacad u ah shacabka.

Qiimaha Raashinka la iibiyo  ayaa aad u hooseeya  ganacsiga Gobolka Bakoolna aad ayuu u socdaa dadka danyarta ahna waxaa wajiyadooda ka muuqata farxad  ay u qabaan Dowladnimada Soomaaliya iyo ciidamada qaranka oo marwalba garabtaagan bulshada Gobolka.

Previous Post

Dhagayso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka gobolka oo mamnuucay in boorarka marooyinka ah lagu xiro waddooyinka

Next Post
Maamulka gobolka oo mamnuucay in boorarka marooyinka ah lagu xiro waddooyinka

Maamulka gobolka oo mamnuucay in boorarka marooyinka ah lagu xiro waddooyinka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In