Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afar Beelood oo maanta heshiis ku wada saxiixday Dhuusa Mareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay heshiis ay wada gaaraan Afar Beelood oo kamid ah Beelaha shirka ka qeybgalayay iyagoo ku heshiiyay in wixii hadda ka dambeeyay si nabad iyo walaaltinimo ah ku wada noolaadaan.

Maxamed Nuur Diini oo kamid ah waxgaradka shirka ka qeybgalaya oo warbaahinta u akhriyay qodobadii ay ku heshiiyeen Beelahan ayaa yiri :

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

1. In aysan wax Colaad ah hadda na dhex oolin.

2. In wixii shakhsiyaad kala tabanayaan loo xil saaro odayaasha.

3. labadan Beelood anagoo lamid ah waxaan diyaar u nahay in aan la heshiino dhamaan Beelaha.

Waxgaradka labada dhinac oo madasha ka hadlay ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay heshiiska ay maanta labo labo Beelood u wada gaaraan, waxaana dhankooda balan qaadeen in ay xoojinayaan nabad iyo deris wanaaga.

C/laahi Axmed Samatar oo ah Gudoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo Amaanka ee maamulka gobolka Galgaduud oo goobta heshiiskan lagu soo bandhigay ka hadlay ayaa sheegay in ka maamulkaan ay aad ugu faraxsan yihiin heshiisyada ay maanta labo labo u gaareen Beelaha shirka dib u heshiisiinta ka qeybgalayay isagoo dhamaan Beelaha ku booriyay in heshiis wada qaataan.

Previous Post

Duqa degmada Beledweyne oo ganacsatada ka codsaday in ay bixiyaan canshuurta

Next Post

Harriet Mathews oo loo magacaabay Safiirka UK ee Soomaaliya

Next Post
Harriet Mathews oo loo magacaabay Safiirka UK ee Soomaaliya

Harriet Mathews oo loo magacaabay Safiirka UK ee Soomaaliya

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In