Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afkaarta iska soo horjeedda ee ku aadan falalka naceybka ah oo Mareykanka ku sii baahaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Afkaarta iska soo horjeedda ee ku aadan falalka naceybka ah oo Mareykanka ku sii baahaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa dalka Mareykanka ku sii baahaya rabshadaha cunsuriyadda laxiriira iyo banana baxyada ay dhigayaan dadka ka soo hor joeeda faquuqaasi oo ay wadaan qaar kamid ah bulshada cadaanka ah ee Mareykanka.

Dad gaaraya Kumannaan qof ayaa mudaharaad kala hortagay kooxo cunsuriyiin ah oo dibed bax ay ugu magac dareen “Xoriyadda Hadalka” ka dhigay magaalada Boston ee dalka Maraykanka kuwaasi oo ku dhawaaqayay hal ku dhigyo ka dhan ah naceybka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ciidamo katirsan Booliska magaalada Boston ee dalka Mareykanka ayaa isku dayaya in ay ka hoprtagaan rabshadahaasi,iyago ukala dabqaadaya Kooxaha cunsuriyiinta oo tiradoodo ay koobneyd iyo kumanaan qof oo kale kuwaasi oo isugu jira qeybaha kaladuwan ee bulshada Mareykanka oo diidan falalkaasi guracan ee nacybka ku dhisan.

Xiisad salka ku haysa cunsuriyadda ayaa ka taagan qeybo ka mid ah Maraykanka, ka dib dibed baxyadii dhiigu ku daatay ee maalmo ka hor ka dhacay magaalada Charlottesville ee gobolka Virginia.

Wargeyska Boston Herald ayaa sheegay in dibed baxan ka dhanka ah cunsuriyadda ay ka qeyb qaateen ku dhawaan 30,000 oo qof.

Rabshaddii ka dhacay Charlottesville ayaa ka dhalatay markii dad caddaan cunsuriyiin ah oo diiddan duminta taallo ay gacanta ula tageen dad kasoo horjeeda.

Previous Post

Ciidamada Ammaanka oo saakay howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Sh.Hoose

Next Post

Afhayeenka Ciidanka Xoogga”Wey sii socon doonaan Howlgalada Sh/Hoose”

Next Post
Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka billaabay gobolka Bakool

Afhayeenka Ciidanka Xoogga”Wey sii socon doonaan Howlgalada Sh/Hoose”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In