Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaaismaha Guud ee Qorshaynta G/Banaadir oo kulan la yeeshay maamulaha Tababarada dalka Rwanda

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaaismaha Guud ee Qorshaynta G/Banaadir oo kulan la yeeshay maamulaha Tababarada dalka Rwanda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaaismaha Guud ee Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Mogadishu Mudane CabdiQaadir Muxyadiin Axmed (Dalxa) oo ka mid ahaa wafdigii Soomaaliya ee booqasho aqoon kororsi ah u joogay dalka Rwanda ayaa kulan kula qaatay Caasimadda dalka  Rwanda ee Kigali Mr Gasbar Kabalisa oo ah maamulaha Tababarada iyo booqashooyinka aqoon is dhaafsiga ee hey’adda RWANDA Cooperation.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay diyaar garoowga safar booqasho oo ay mas’uuliyiin Dawladda Hoose ee Muqdisho ka socoda ku tagi doonaan magaalada Kigali gaar ahaan Dawladda Hoose ee Kigali si labada magaalo ay isku dhaafsadaan aqoonta iyo khibradaha la xiriira hawlaha Dawladaha Hoose.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Wafdi rasmi ah ee ka socdo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qayb ka ahaa mas’uuliyiin ka kala socday maamulada dalka gaar ahaan dawladaha hoose oo booqasho aqoon kororsi ah u joogay dalka Rwanda iyadoo halkaasi lagu qabtay Shirka Dawladaha Hoose ee Soomaaliya ee sanadka 2022.

Previous Post

Kismaayo oo maanta lagu doortay saddex xildhibaan

Next Post

EU ‘strongly’ condemns kindergarten attack in eastern Ukraine

Next Post

EU ‘strongly’ condemns kindergarten attack in eastern Ukraine

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In