Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir oo booqday barakacayaasha ku nool Deyniile

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir oo booqday barakacayaasha ku nool Deyniile
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Maxamuud Caddow iyo Madaxa Heyโ€™adda WHO ee Soomaaliya Dr. Mamanur Malik, ayaa kormeer ku tagay xarumaha Caafimaad ee loogu adeego dadka soo barakacay kuwaasi oo ku yaala Degmada dayniile si ay ugu kuurgalaan baahiyaha caafimaad oo ay qabaan dadkaas.

Wakiilka WHO ee soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay si deg deg ah wax uga qaban doonaan baahiyaha ay indhahooda kusoo arkeen, sidoo kale wuxuu dhammaan heyโ€™adaha ka shaqeeyo Soomaaliya qeybahooda kala duwan ka codsaday in ay dadkaas lasoo gaaraan gurmad deg deg ah maadaama baahiyaha ay qabaan aynan ku koobneen baahi caafimaad oo kaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Agaasimaha Caafimaadka Gobalka banaadir Mr. Maxamed Maxamuud caddow ayaa sheegay in waaxda caafimaadka in ay si joogto ah gargaar caafimaad ugu fidiso dadka barakacyaasha ah iyadoo caqabada ugu weyn ay heysato ay tahay in ay maalin kasto degmadaas soo gaaraan barakacayaal cusub.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Madax katirsan QM

Next Post

๐—ฅ๐—ฎ’๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ข๐—ก๐—ก๐—”

๐—ฅ๐—ฎ'๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ข๐—ก๐—ก๐—”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In