Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗴𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗲𝗲 𝗪𝗮𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗢𝗡𝗡𝗔

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗴𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗲𝗲 𝗪𝗮𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗢𝗡𝗡𝗔
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa galabta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Wakaaladda oo u dabaaldageysa sanadguurada 59aad ee markii la aasaasay, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ugu hambalyeeyay shaqaalaha iyo madaxda SONNA shaqada qurxoon ee ay u soo qabteen Qaranka Soomaaliyeed mudadaasi ku dhaw lixdanka sano.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kormeeray qaybaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta, isla markaana siiyay Telefishinka Qaranka wareysigii ugu horreeyay tan iyo markii uu qabtay xilka, kaasi oo uu kaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan amniga iyo siyaasadda.

Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay Wasiirka, Wasiir Ku xigeenka iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda Warfaafinta, oo uu ku ammaanay dadaalka iyo hawsha ay ka qabteen la dagaallanka fikirka xagjirka iyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaariijta.

Previous Post

Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir oo booqday barakacayaasha ku nool Deyniile

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu soo bandhigay qorshe howleedka sanadka 2023

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu soo bandhigay qorshe howleedka sanadka 2023

Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu soo bandhigay qorshe howleedka sanadka 2023

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In