Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA oo xilka la wareegay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA  Mudane Cali C/qaadir Cali ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimii hore ee wakaaladda Mudane C/laahi Sheikh C/raxmaan Haybe.

Munaasabadda xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta Wakaalada Warara SONNA,waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala,oo ugu horeyntii ka mahadceliyay shaqadii wanaagsaneyd ee ay Qaranka usoo qabteen maamulki hore,wuxuuna Agaasimaha cusub kula dardaarmay in uu halkaasi ka sii wado howsha cusub ee loo idmaday.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha cusub ee ee wakaaladda ,Cali C/qaadir Cali oo isna munaasabaddaasi ka hadlay ayaa Agaasimihii hore ku ammaanay howshii uu qabtay mudada uu haayey xilka,wuxuuna ballanqaaday in uu la imaan doono dardar cusub oo ku wajahan socodsiinta howlaha warbaahinta Qaranka.

Munaasabddaasi waxa goobjoo ahaa, Agaasimaha cusub ee Telifishinka, Mudane Faarax Salaad Dharaar, Agaasimaha Xiriirka Goboladda C/laahi, Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka Maxamed Abuukar Ma’da,  madaxa wararka ee wakaaladda Cumar Faarax , iyo  madax qeybyada wakaaladda.

Previous Post

Azerbaijan ready to continue support to those in need in Somalia:FM

Next Post

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo diyaarad siday gargaar gaarsiisay Magaalada Baardheere.

Next Post
Agaasimaha cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA oo xilka la wareegay

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo diyaarad siday gargaar gaarsiisay Magaalada Baardheere.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In