Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Boostada iyo Isgaarsiinta oo booqdey machadka Isgaarsiinta Afrika, Nairobi.SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Boostada iyo Isgaarsiinta oo booqdey machadka Isgaarsiinta Afrika, Nairobi.SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa booqdey Machadka Isgaarsiinta Afrika ee marka lasoo gaabiyo magaciisa loo yaqaano AFRALTI oo ay xubno ka yihiin waddamo badan oo ka tirsan qaaradda Afrika.

Booqashada Agaasimaha ayaa timid kadib markii uu casuumad ka helay Agaasimaha Guud ee machadka AFRALTI oo lasameeyey 1987 waxayna labada agaasime ka wadahadleen sidii Machadka AFRALTI uu utababar u siin lahaa shaqaalaha Wasaaradda Β Boostada iyo Isgaarsiinta.Machadkan ayaa lagu tababaraa xirfadlayaasha Afrika kuwaasoo ka shaqeeya Isgaarsiinta waxaana lagu dhigaa Koorsooyin badan. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiiinta ayaa warbixin dheer ka bixiyay xaaladda dalka iyo gaar ahaan baahida Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo wadda dadaal badan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Maanta oo aheyd Talaado waxuu Agaasimaha Guud o uu weheliyo lataliyaha Xafiiska Raisul Wasaaraha dhinaca Isgaarsiinta mudane Burhaan Iimaan ay la kulmeen hay’adda Sharci dajinta Kenya ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano Communication Commision of Kenya(CCK) . Labada masuul ayaa warbixin ka bixiyay xaaladda wasaaradda iyo dadaalka ay dawladdu ugu jirto in la dhameystiro xeerka Isgaarsiinta dalka kaasoo waxbadan ka tari doona sharciga Isgaarsiinta dalka.

Agaasimaha Guud oo khudbad kooban siiyay masuuliyiinta CCK ayaa ka codsaday hay’adda CCK iney tababar badan siiyaan shaqaalaha wasaaradda isagoo sheegey in wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiintu diyaar u tahay inay waxbadan ka barato CCK. Machadka AFRALTI iyo hay’adda CCK ayaa aad usoo dhaweeyey masuuliyiinta waxeyna balanqaadeen inay taageero buuxda siinayaan wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyadoo loo balamiyay kulamo kale iyo in shaqaalaha wasaaradda loo tababaro.

Kulamadii Agaasimaha Guud uu la yeeshay madaxda hay’adahan ayaa ahaa kuwa midha dhal ah laguna wado in labada dhinac ay dhexmaraan xariir wanaagsan kuna bilawdey jawi wanaagsan.

IMG_20150209_104926 IMG_20150209_105049 IMG_20150210_130744 IMG_20150210_145623 IMG_20150210_145631 WP_20150209_11_26_35_Pro WP_20150209_11_26_44_Pro WP_20150209_11_27_29_Pro WP_20150209_11_27_36_Pro

 

Β 

Previous Post

MUQAA;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka dib u heshiisiinta gobollada Dhexe, Muqdishana ku soo laabtay(Sawirro)

Next Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In