Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Oo Kulan La Qaatay Macalimiinta Xulka Qaranka 17 Jirrada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Oo Kulan La Qaatay Macalimiinta Xulka Qaranka 17 Jirrada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gaasimaha Guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha Wasaaradda Saacid Maxamed Xasan, ayaa kulan la qaatay macalimiinta xulka qaranka 17 jirrada ee horyaalka Bariga Iyo Bartamaha Afrika.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen macalin Nuur Maxamed Amiin iyo macalin Jamaal Xaashi Tuure waxaa kale oo weheliyay labo macalin oo xulka qaranka ka tirsan waxaana looga hadlayay sidii loogu diyaar garoobi lahaa tartanka 17 jirada ee qaaradda Afrika oo bisha April la qaban doono.Macalimiinta, ayaa agaasimaha guud uga war bixiyay meesha uu marayo diyaar garowga kooxda iyo tababarrada ay qaataan, waxayna muujiyeen inay rajada ay ka qabaan inay natiijo wax ku ool ah oo Shacabka Soomaaliyeed farxad gelisa kala soo noqon doonaan Aljeeriya.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026

Dhowaan ayay ahayd markii wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud uu booqday garoomada ay tababarka ku qaataan xulka qaranka isagoo u kuur galay diyaar garowga ay ku jiraan.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Oo Guddoomiyay Kulanka Waxqabadka Sanadka Cusub

Next Post

Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Caafimaaadka Oo Xilka Lawareegay

Next Post
Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Caafimaaadka Oo Xilka Lawareegay

Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Caafimaaadka Oo Xilka Lawareegay

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In