Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee W/ Qorsheynta XFS oo la kulmay Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee W/ Qorsheynta XFS oo la kulmay Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Asad Yusuuf oo uu wehliyo, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Mudane, Muuse Maxamed Cismaan ayaa kullan manta laa qaatay, Guddiga madaxbanaan ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga, Abukate Maxamed Xuseen Xaamud.
Iyada oo kullanka loogu hadlay, hanaanka xog wadaaga ah, xoojinta wada shaqaynta labada hay’adood, iyo doorka la dagaalanka musuq-maasuqa ee fulinta Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo mashaariicda guud ee waddanka sidii door wanaagsan ugu qaadan lahaa Guddigan oo garab ka helayo Wasaaradda Qorsheenta Qaranka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa soo dhaweeyay dhankiisa wajiga cusub ee wada shaqeynta iyo iskaashiga dhaxmaraya labada hay’adood ee dowladda Soomaaliya, kuwaas oo shaqooyin muhiim ah ugu xilsaaran qaranka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS oo daah furay Tababar ku saabsan Tabinta Tacadiyada jinsiga

Next Post

Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11

Next Post
Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11

Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In