Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Galay Shir Caalami Ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Galay Shir Caalami Ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayey ahmiyadda hortabinta beeraha oo ay ka soo qeybgaleen Agaasimayaasha Beeraha Wadamada Bariga Afrika oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda cunada iyo Beeraha Adduunka ee FAO xarun goboleedkeeda Bariga Afrika ayaa ka qabsoomay aaladda fogaan aragga ee zoom-ka, waxaana Soomaaliya uga qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Nuur Yuusuf Nuur.

Qodobada shirka fogaan aragga looga hadlay waxaa ka mid ah:

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
  1. Sameynta suuqa dalageed oo uu yeesho Bariga Afrika
  2. Saameynta Isbadalada Cimilada ee Beeraha
  3. Keydinta iyo Sameynta barta xogaha
  4. Sameynta ilaha kheyraadka Beeraleyda
  5. Sameynta qaabka dhiiri galinta maalgashiga beeraha
  6. Dhaqaajinta fikradaha ama hal-abuurada qalabka casriga ee beeraha

Kulanka ayaa waxaa la isla gartay dhamaan qodobada kor ku xusan iyo xoojinta iskaashiga wadamada bariga Afrika dhanka beeraha sidi looga hortagi lahaa si wada jira qataraha ku imaan kara beeraha oo ay keenayaan cayayaanada hayaama sida Ayaxa iyo Shimbiraha qaar,

Sidoo kale waxaa la isku weydaarsaday waaya aragninada dhanka sida looga hortagi lahaa fatahaadaha, dhisidda kaabayaasha beeraha iyo aqoonyahanada, iyadoo uu kulankan shir guddoominayay Agaasimaha Bariga Afrika ee Hay’adda FAO Mr. David Phiri.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA Biyo Xireenka Webiga Shabeelle Ee Beladweyne

Next Post

Kulan Ku Saabsan Baraarujinta Waalidka Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan Ku Saabsan Baraarujinta Waalidka Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan Ku Saabsan Baraarujinta Waalidka Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In