Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Maalgashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fahmo Axmed Nuur ayaa maanta xilka u kala wareejisay Agaasimaha Guud ee cusub ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda.

Munaasabadaan xilwareejinta oo ka dhacday Xarumta Wasaaradda ayaa waxaa goobjoog ahaa Agaasime waaxeedyada iyo la taliyaasha Wasaaradda, waxaana si buuxda Masuuliyada xilka Agaasimaha Guud ula wareegay Agaasimaha Cusub kaas oo dhawaan uu soo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Agaasimaha guud ee cusub Mudane Asad Yuusuf Qanyare oo ka hadlay Munaasabadda Xilka loogu wareejiyay ayaa sheegay inuu si hufan uu gu shaqeyn doono Mas’uuliyadaan Loo egmaday.

Wasiirku Ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo xilka u kala wareejisay ayaa sheegtay in wax la bogaadiyo ay tahay in Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta uu Masuuliyada u igmaday qof faham weyn ka heysta shaqada Wasaaradda in badana ka soo dhax shaqeynayay.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga ee Dowladda Talyaaniga “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland iyo James Swan oo ka wada hadlay dardargalinta Doorashada

Next Post
Madaxweynaha Puntland iyo James Swan oo ka wada hadlay dardargalinta Doorashada

Madaxweynaha Puntland iyo James Swan oo ka wada hadlay dardargalinta Doorashada

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In