Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo soo xiray tababarka kor u qaadista doorka gabdhaha saxafiyiinta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
July 20, 2023
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo soo xiray tababarka kor u qaadista doorka gabdhaha saxafiyiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka qeyb galay 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka hawlgala hayโ€™adaha Warbaahinta gaarka ah iyo ururada saxaafadda, waxaa uuna socday intii u dhaxeysay 18-kii ilaa iyo 20-ka July, 2023.

Ka qeyb galayaasha ayaa qaatay casharro diiradda lagu saaray habka maamulka hayโ€™adaha warbaahinta oo ay bixinayeen macalimiin qibrad u leh, waxaana ay isku weydaarsadeen doodo looga hadlayay caqabadaha iyo fursadaha gabdhaha ee hayโ€™adaha warbaahinta.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tababarada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Marwo Fartuun Axmed Xasan ayaa sheegtay in u jeedka tababarkan soo idlaaday uu ahaa xoojinta doorka dumarka ee maamulka Warbaahinta.

โ€œ Gabdhaha waa laf dhabarta Warbaahinta, waxaan tababarkan u qabanay in wadaagno muhiimada ay leedahay koru qaadista kaalintooda maamulka, waxaan rabnaa in gabdhaha fursadahooda kor loo qaado sida in ay hayโ€™adaha warbaahinta ka noqdaan agaasin, tifaftir iyo Madax qeybeed, ayay tiri Agaaisme Fartuun.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle oo soo xiray tababarka ayaa kula dardaarmay gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka faaโ€™iidaystay tababarka in ay dhaqan galiyaan waxyaabihii ay ka faaโ€™iideyn aqoon isweydaarsiga.

Agaasime Xayir ayaa sheegayย  in Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ay ka goโ€™an tahay xoojin doonto kobcinta aqoonta iyo xirfadaha saxafiyiinta si gaar gabdhaha oo muhiim u ah.

โ€œTababarkan waxaan u qabanay in aan kor u qaadno oo muujino kaalinta gabdhaha ee maamulka Warbaahinta, waxaan rajeynayaa ina aad dhaqan galisaan wixii aad ka kororsateen, ka wasaarad ahaan waxaan rabnaa in tababarkan gabdhaha sii wadno waxaan gaarsiin doonaa dhammaan xarumaha dowlad goboleedyada maalmaha iyo todobaadyada soo aaddan, waxaa naga goโ€™an kor u qaadista tababaridda iyo horumarintaย  wariyayaasha si guud, si gaar ah gabdhaha oo muhiim u ahโ€

Ka qeyb galayaasha tababarka oo la guddoonsiiyay shahaadooyin muujinayay tababarka ay qaateen ayaa uga mahad celiyaay wasaaradda qabashada tababarkan oo ay sheegeen in wax badan ay ka kororsadeenย  iyo macalimiinta bixiyay casharada aqoon isweydaarsigaan oo ay tilmaameen in ay u hagar baxeen intii uu socday.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan fogaan aragga ah la qaatay Agaasimaha IMF ee Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFSย  oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFSย  oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFSย  oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In