Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare oo xilka la wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey in ay heleen Deeqo Waxbarasho oo ….(Dhageyso).
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Faysal Cumar,  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda iyo Marti sharaf kale ayaa ka soo qeyb galay Munaasanada.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

Xasan Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare  ee Soomaaliya ayaa xilka waxa uu kala Wareegay Maxamed Cabdulqaadir Nuur oo ahaa Agaasimaha Waxbarshada Aas aasiga iyo Ismaaciil Yuusuf Cusmaan oo ahaa Agaasimaha Hidaha iyo Taclinta Sare.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xasan Maxamed Cali oo la kulmay shaqaalaha ayaa balanqaaday in uu u shaqeyn doono si cadaalad ah, isla markaana uu ka codsaday in ay la shaqeeyaan, isagoo  u mahadceliyay agaasimeyaashii hore howsha ay qabteen.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarshada, Hidaha iyo Taclinta sare Faysal Cumar oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in looga fadhiyo Agaasimaha cusub in uu sii amba qaado horu socodka howlaha Wasaaradda horyaalla.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Khayre oo mushaarkiisa wax ku bari  doono 100 arday

Next Post

Iskuulka Xaawo Taako oo dib u dhis lagu sameynayo

Next Post
DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Iskuulka Xaawo Taako oo dib u dhis lagu sameynayo

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In