Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada XFS oo komeeray Xarumaha imtixaanaadka qaranka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada XFS oo komeeray Xarumaha imtixaanaadka qaranka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliita Sare Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maalintii labaad kormeer iyo dhiiri galin ku tagay xarumaha imtixaanka qaranka uu ka dhacayo ee gobalka banaadir waxana uuna dardaaran iyo dhiiri galin u sameeyay ardayda imtixaanka galay.

Sidoo kale waxa uu kulan la qaatay maamulayaasha dugsiyada imtixaanku ka dhacayo, Saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed ee ku shaqada leh aminga goobaha uu imtixaanku ka dhacayo.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada ayaa Kormeerkiisa waxaa qeyb ka ahaa Soo dhaweynta ardayda Dagmada Baraawe oo imtixaanka ku galay magaalada muqdisho.

waxana ardaydu ay heleen soo dhaweyn iyo in aysan ka habsaamin imtixaanka.

Wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku howlan Horumarinta waxbarashada dalka waxaana ay ardayda Soomaaliyeed ay ugu baaqeen inay xoojiyaan waxbarashada.

Ku dhawaan 36-kun oo arday ayaa sanad dugsiyeedka 2019/2020 waxa ay u fadhiisteen imtixaanka dowladda ee fasalada laba iyo tobonaad waana sanadkii lixaad oo wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliyeed ay hormuud u noqoto imtixaanaadka dalka.

Tags: Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada XFS oo komeeray Xarumaha imtixaanaadka qaranka+Sawirro
Previous Post

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS oo gawaari iyo agab anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Dowlad Goboleedka Galmudug.

Next Post

Guddoonka Waxbarshada Ceel-Berde oo Codsaday in la Bilaabo Dhismaha Xarunta Dugsiga Sare Ceel-Berde+Sawirro

Next Post
Guddoonka Waxbarshada Ceel-Berde oo Codsaday in la Bilaabo Dhismaha Xarunta Dugsiga Sare Ceel-Berde+Sawirro

Guddoonka Waxbarshada Ceel-Berde oo Codsaday in la Bilaabo Dhismaha Xarunta Dugsiga Sare Ceel-Berde+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In