Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud HSJ oo kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud HSJ oo kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dhismaheedu meel gabbagaba ah marayo.

Kormeerka Agaasimaha ayaa waxuu ku mariyay qeybaha uu ka koobanyahay dhismaha xarunta dhexe,iyadoo Injineerada dhismaha hirgelinayay ay Agaasimaha Guud ku soo wareejiyeen Xafiisyada uu ka koobanyahay dhismahaan.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Kormeerka Agaasimaha ee dhismaha xarunta dhexe ayaa waxaa ku wehlinaayay Lataliyaha sare ee Hey’adda Mudane Mahad Cabdi iyo Agaasimaha waaxda Howlaha ee HSJ Mudane Cusmaan Shiikh Xuseen.

Agaasimaha Guud ayaa Injineerada uga mahadceliyay fulinta dhismahaan qururxda badan sidoo kalana kula dardaarmay in dhismaha inta ka dhiman ay soo gabagabeeyaan.

Ugu dambeyn dhismaha Xarunta dhexe ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo si Casri ah loo dhisay ayaa ka jawaabaya dadka baahiyaha gaarka ah qabo oo loo sameeyay Irdo ay ka soo galaan oo ayaga u gaar ah si aysan ugu dhibtoon soo gelidda irdaha Xarunta dhexe ee Haya’adda Socdaalka Jinsiyadah.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay hay’adaha Maaliyadda dalka

Next Post

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa Caafimaadka UNFPA

Next Post
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa Caafimaadka UNFPA

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa Caafimaadka UNFPA

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In