Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Wakaaladda SONNA oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga Wakaaladaha Islaamka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Wakaaladda SONNA oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga Wakaaladaha Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONN Mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Orange) ayaa maanta oo talaado ah kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Wakaaladaha Wararka ee Ururka Iskaashiga Islaamka Maxamed Cabdrabuh. Al Yami.

Kulanka oo ka qabsoomay Aaladda fogaan aragga ayaa waxaa lagu soo bandhigay sharaxaad ku saabsan hiigsiga ururka ee sanadaha soo socda, kaas oo ku qotoma doorka ururka oo ah madal Warbaahineed oo weyn oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah ururka iyo horumarinta mihnadda warbaahineed ee ku salaysan Diinta Islaamka iyo warbaahinta oo dhiiragalineysa hufnaanta, kalsoonida iyo dulqaadka.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Kulanka intii u socday waxaa dib u eegis lagu sameeyey doorka UNA ee ku aaddan siinta tallooyinka istaraatiijiga ah ee Warbaahinta wadamada xubnaha ka ah. iyadoo loo marayo wakiilo ka socda Wakaaladaha Wararka Qaranka. Sido kale waxaa la soo bandhigay tiro koorsooyin ah oo la qabanayo waqtiyada soo aadan.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa bogaadiyay doorka UNA ee xoojinta xiriirka Warbaahinta ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka iyo xoojinta xiriirka xirfadeed ee ka dhexeeya shaqaalaha warbaahinta, isagoo dhinaca kale bogaadiyay hiigsiga iyo barnaamijka shaqo ee Ururka. Agaasimaha ayaa carrabka ku adkeeyay in dalkiisa uu garab taagan yahay midowga iyo sida ay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed u daneyneyso ka mira dhalinta barnaamijyada “UNA” iyo xoojinta doorka ay ku leedahay horumarinta wakaaladaha xubnaha ka ah iyo is-weydaarsiga wararka.

Previous Post

Cali Guudlaawe oo la kulmay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee shalay la doortay “SAWIRRO”

Next Post

Shirwaynihii Cilmi baarista Caafimaadka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Shirwaynihii Cilmi baarista Caafimaadka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”

Shirwaynihii Cilmi baarista Caafimaadka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In