Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo nairoobi kula kulmay Agaasimaha Wakaaladda wararka Shiinaha ee Shinwa+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo nairoobi kula kulmay Agaasimaha Wakaaladda wararka Shiinaha ee Shinwa+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha wakalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Maanta Booqdayย Xarunta ay wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ay ku leedahayย Magaalada Nairobi.

Agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusufย Shiikh Al-Cadaala ayaa Maanta Booqday Xarunta ugu weyn wakaaladaย Wararka Shiinaha ee Shinwa ee qaaradda Afrika,taasi oo ku taala Magaalada Nairobi.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

Agaasimaha ayaa waxaa xarunta wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa ku soo dhaweeyay agaasimaha guud ee wakaalada Mr Yuwan,waxana lagu soo wareejiyay qeybaha ay ka koobantahay xaruntasi.

Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa kala hadlayย masโ€™uuliyiinta wakaalada Wararka Shiimaha ee Shinwa sidii ay ugaย taageeri lahaayeen dhanka kor u qaadida xirfadda shaqaalaha Wakaaladaย iyo qalabkaba.

Agaasimayaasha Labada Wakaaladood ayaa isku af gartay ka shaqeyntaย Bandhig lagu soo badndhigayo Sawirada sida ay caasimadda Muqdisho ahaydย Xiligii Nabada iyo sida ay noqotay ka dib burburkii,kuwasi oo ku jiraย Keydka wakaalada wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa.

Agaasimaha guud ee wakaalada wararka shiinaha ee Afrika Mr Yuwan ayaaย sheegay in uu rajeynayo in uu kori doono oo uu xogeysan doono xiriirkaย u dhaxeeyo Labada Wakaaladod, isagoo nabad iyo barwaaqo u rajeeyayย shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Wakaalada wararka Soomaalieed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusufย Shiikh Al-Cadaala ayaa sheegay in uu agaasimaha guud ee Wakaaladaย wararka Shiinaha ee afrika ย uu kala hadlay sidii ay wada shaqeyn uย dhax mari lahayd labada wakaaladood iyo sidii ay xogta isku dhaafsan lahaayen.

Agaasime Cadaala ayaa sheegay in uu ka codsaday Masโ€™uuliyiinta wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa sidii ay shaqalaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ugu taageeri lahaayen dhanka kor uย qaadida xirfadooda iyo dhanka qalabkaba.

Waa Markii ugu Horeeyay ee agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeedย ee SONNA Cabdiiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala uu booqdo xarunta uguย weyn ee wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ee qaarada Afrika,taasiย fadhigeedi yahay Magaalada Nairobi.

IMG_5155 IMG_5157 IMG_5160 IMG_5161 IMG_5170 IMG_5178 IMG_5180 IMG_5185 IMG_5195 IMG_5203 IMG_5208 IMG_5232 IMG_5242 IMG_5246 IMG_5250 IMG_5259 IMG_5270 IMG_5272 IMG_5288

Previous Post

DAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV

Next Post

Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo

Next Post
Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo

Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In