Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Cadaala “Waxaa la dar dargelinayaa in digital loo badalo dhamaan cajaladaha Keydka Hadalka ee Radio Muqdisho” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Agaasime Cadaala “Waxaa la dar dargelinayaa in digital loo badalo dhamaan cajaladaha Keydka Hadalka ee Radio Muqdisho” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in Keydka hadalka ee Radio Muqdisho uu maanta qabsaday dab yar, kaasi oo sababay in qaar ka mid ah cajadalaha ay gubtaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026

Agaasimaha oo Warbaahinta kula hadlayay gudaha Keydka hadalka ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in dabkii maanta lagu guuleystay isla markaana uusan geysan qasaaro fara badan, isagoo intaa ku daray in cajaladaha gubtay ay ahaayeen kuwa mar hore alaadda digital-ka loo rogay.

“Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar, inta badan cajaladaha gubtay waxa ay ahaayeen kuwa markii hore digital loo badalay, isla markaana lahayo macluumaadkii ku duubnaa” ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta.

Agaasime Cadaala oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Shantii sano ee la soo dhaafay waxaa socotay in la badalo cajaladaha Keydka hadalka ee Radio Muqdisho,  waxaana iminka go’aan ku gaarnay inaan sii dar dargelino sidii cajaladaha Keydka guud ahaan looga dhigi lahaa mid digital ah”.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa maamulka Gobolka, Shaqaalaha Wasaaradaha degan xarunta Wasaaradda iyo dhamaan madaxda iyo howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta oo ku guuleystay inay damiyaan dabkii ka kacay Keydka hadalka ee Radio Muqdisho.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, oo Warbaahinta kula hadlaya gudaha Keydka hadalka ee Raadiyaha Qaranka
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, oo Warbaahinta kula hadlaya gudaha Keydka hadalka ee Raadiyaha Qaranka
Agaasimaha Radio Muqdisho oo kormeeraya keydka Radio Muqdisho
Agaasimaha Radio Muqdisho oo kormeeraya keydka Radio Muqdisho
Qeybaha Keydka Baaxadda weyn ee Radio Muqdiso

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cabdiweli

Next Post

Xamaas oo sheegtay in ay kordhineyso Gantaalada haddii Israel aysan joojin duqeynta

Next Post
Xamaas oo sheegtay in ay kordhineyso Gantaalada haddii Israel aysan joojin duqeynta

Xamaas oo sheegtay in ay kordhineyso Gantaalada haddii Israel aysan joojin duqeynta

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

August 10, 2026
0

Muqdisho, Isniin, 10 Agoosto 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray...

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026
0

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In